Saxaafadda digital-ka

Warfidiyeennada maanta jira waxay u baahan yihiin inay soo saaraan sheekooyin markooda hore loogu tala galay Mobile-ka oo dhegeystayaasha halkooda ugu taga.

Saxaafadda digital waxay ku saabsan tahay wada shaqayn dhexmarta meelaha khibradda badan leh: 1) Tifaftirka; farsamada ama afgaradka; Sawirka waaya-aragnimada isticmaalaha.

Marka dad kala duwan isu-yimaaddaan badanaaba waxaa dhaca waxyaabo la yaab leh”- Dmitri Shishkin, tifaftiraha hrumarinta digital, BBC-da dibadda la hadasha

Baraha bulshada waa qayb muhiim ah oo ka mid ah doorka saxafiga casriga ah, haddii ay noqon lahayd kordhinta dhegeystayaasha online ama raadinta wararka cusub ee markaas uun soo dhaca.

Telefoonnada casriga ah waxay beddeleen qaabkii weriyeyaashu wararka u soo ururin jireen

Waana qalab muhiim u ah qabashada sheekooyinka.   

Staff sign-in

Please wait while we check that you are connected to the BBC internal network

Sorry, we couldn't confirm that you were on the BBC internal network

  • Please check that you are connected to the BBC internal network
  • Please check the link you are trying to access is correct
Close and continue

You are confirmed on the BBC network

Close and continue