 |
BBC Vocab: Somali |
 |
 |
 |
Dariiq aad ku baratid Af-Ingiriisida
Ku soo dhawoow Vocabka BBCiida oo ah barnaamij heer sare ah oo kaa caawinaya inaad bartid erayo cusub oo Ingiriisi ah.
|
A Window into English
Welcome to BBC Vocab, the unique programme which gives you help with English vocabulary.
|
1. Daarista ama shidida Vocabka
Bogga shaashada aad akhriyeysid si aad caawimo uga heshid, guji badhanka Vocab. Eeg shaashada soo baxda.
Taasoo muujinaysa ereyada aan macnahooda hayno ee ku jira qaamuuska shabakada.
|
1. Turning on Vocab
In order to get help on the web page you are reading, click the button BBC Vocab. View a screenshot.
That will highlight any word for which we have a definition in our online dictionary.
|
2. Sidee loo isticmaalaa Vocab?
Haddii aad keersadaada (cursor) dul dhigtid ereyada calaamadsan dushooda, waxaa soo bixi doona shaashad xambaarsan ereyga macnihiisa oo Af-Soomaali ah. Eeg shaashada soo baxda
|
2. How to use Vocab
If you put your cursor over any highlighted word, a tooltip box will appear containing a Somali translation of the word. View a screenshot.
|
3. Bakhtiinta, daminta Vocab
Si aad u damisid Vocabka BBCiida, guji badhanka mar labaad. Eeg shaashada soo baxda.
|
3. Turning off Vocab
To turn BBC Vocab off, simply click on the button again. View a screenshot.
|
Macluumaad dheeraad ah
Haddii aad qabtid su’aalo la xidhiidha Vocabka BBCiida, fadlan waxaad nagala soo xidhiidhaa cinwaankan: vocab@bbc.co.uk
Vocabka BBCiidu waa barnaamij ay sameeysay BBCiida Waaxda Wayliska ee qaybta warbaahinta Cusub. BBCiida ayaa leh xuquuqda daabacaada ee Vocabka.
|
More information
If you have any queries about BBC Vocab, please contact us here: vocab@bbc.co.uk
BBC Vocab is a programme devised by BBC Wales's New Media Department, and the BBC holds the copyright.
|
1. Daarista ama Shidida Vocabka - Turning Vocab on
|
2. Sidee loo isticmaalaa Vocabka - How to use Vocab
|
3. Daminta ama bakhtiinta Vocabka - Turning off Vocab
|
|
Somali Vocab - discussed on Mousemat on BBC Radio Wales (Need help with RealPlayer?)
|