BBC navigation

Xiriirka Soomaalida iyo Booliiska

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Oktoobar, 2012, 09:46 GMT 12:46 SGA

Barnaamijka waxay ila tahay ee Jimcahan waxaan ku eegnay Xiriirka Soomaalida iyo Booliiska ka dhexeeya.

Taliyaha guud ee ciidanka Boliiska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ka wareystay cabashooyin berhan boliiska dadweynuhu ka tirsanayeen iyo xidhiidhka bulshada iyo boliiska.

Dadwaynaha Hargeisa oo aragtidooda ka dhiibanaya xiriirka dadka iyo booliiska.

Midowga Africa, ayaa tababar la xiriira dambi-baarista uga furay ciidamo booliis ah Magaalada Muqdisho.

Soomalida degan Nairobi ayaa sheegaya in booliska ay lacag ka qaataan.

Dadwaynaha Puntland iyo Booliiska, xiriir noocee ah baa ka dhaxeeya.

Si loo joojiyo weerarada mustaqbalka ee caasimadda Muqdisho, ayaa ciidamada Soomaalida iyo kuwa midowga Africa ay bilaabeen olole ay guyahana hub kaga baarayaan, isla markaana ku xirxirayaan xubanaha koox al-Shabab ee al-Qaacidda xiriirka la leh.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.