BBC navigation

Barnaamijyada xilliga kala guurka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Oktoobar, 2012, 09:58 GMT 12:58 SGA

Raiisul Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa ku tilmaamay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxauud inay tahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday xagga horumarka hanaanka siyaasadda Soomaaliya.

Waxay ku saabsan tahay doorashada hoggaanka cusub ee Soomaaliya.

Maqal14:54

Maanta waxa ku eg waqtigii kama danbaysta ee soo dhammaystirka liiska 275 xubnood ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay muhiimada doorashada iyo halka ay mareyso xulista xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Maqal15:45

Waxay ku saabsan tahay doorashada hoggaanka cusub ee Soomaaliya.

Maqal15:01

Xubnaha ka tirsan gudiga loo xilsaaray diyaarinta dastuurka cusub ee Soomaaliya

Dood haweenka ay ku leeyihiin siyaasada

Maqal11:57

Shir magaalada Nairobi uga socdey shan kamid ah saxiixayaasha lixda ee Roadmap-ka ayaa lagu heshiiyey in sare loo qaado heerka waxbarasho ee dadka xaqa u yeelan karo in loo soo xulo baarlamaanka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.