Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (0.8 Mb)

Dagaal ka dhacay Baled-Xaawo

13 Maajo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 14:29 SGA 11:29 GMT

Wararka naga soo gaaraya magaaladda Baled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegya in uu halkaas dagaal ku dhex maray ciidamadda Dowladda iyo meleshiyada Ahlu Sunna Wal-Jamaca.

Wararka, ayaa waxay intaa ku darayaa in dhimasho iyo dhaawac uu dagaalkaasi geystay, dadkii magaaladduna ay qaxeen.

Haddaba qof magaaladda ku sugan ayaa Bashkaas uga waramay xaaladda magaaladdda.