Maalinta Aidska Adduunka

  • 1 Disembar 2013

Ururada caafimaadka iyo hayadaha gargaarka ee caalamiga ayaa maanta xusaya labaatan iyo shan guuradii maalinta Aidska adduunka, iyadoo la samaynayo munaasabado lagu dhiirigalinayo ogaanshaha cudurka Aidska.

Qoraal uu soo saaray agaasimaha barnaamishka Qaramada Midoobay ee HIV/Aids, Michel Sidibé, ayaa sheegtay in cudurka hadda ay bilaabanayso in laga hortago. Laakiin wuxuu ka digay inay wali jirto inaan laga hadli karin, iyo inkiraad.

In ka badan afartan milyan oo qof ayaa adduunka ayaa Viruska HIV/Aids.