Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (2.9 Mb)

Dagaal ka dhacay Taleex

30 Nofembar 2013 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 15:08 SGA 12:08 GMT

Waxaa maalmahan colaadi ka taagneyd deegaanka Taleex, halkaas oo la sheegay in ugu yaraan siddeed qof ay ku dhimatay dagaal dhexmaray dhinacyo lagu tilmaamay maleeshooyin kala taageersan Khaatumo iyo Puntland.

Haddaba, waxaan la xiriirnay dhinacyada colaaddan ku lugta leh.

Dhinaca Khaatumo waxaan la hadlay Maxamed Maxamuud Gaaxnuug, oo jooga meel ka baxsan magaalada Taleex. Waxaana aan weydiiyay dhibaatada halkaas ka dhcday.