BBC navigation

Qasaaraha dabaylaha Filibiin

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 Novermber, 2013, 20:22 GMT 23:22 SGA

Qasaaraha dabaylaha Filibiin

  • Gargaar deg deg ah oo caalami ah ayaa la wadaa si loo badbaadiyo afar milyan oo qof dalka Filibiin oo ay saamaysay dabaylaha Typhoon.
  • Dabaylaha ayaa waxay ka dhaceen bartaha Filibiin iyagoo loo malaynayo inay ku dhinteen kumanaan kun oo qof, qaar kalena ay ku dhex jiraan burburka.
  • Dabaylaha ayaa burburiyay dhamaan guryihii ku yaalay magaalooyinka. Diyaaradaha milatariga ayaa qaadaya kooxaha gargaarka degdega iyo gargaarka iyagoo gaynaya meelaha ugu daran ee ay saameeyeen dabaylah.
  • Dadka ayaa qaadanaya wixii u haray alaabtoodii. Diyaaradaha milatariga ee Maraykanka ayaa iyagana ka qayb galaya gargaarka deg dega.
  • Midowga Yurub ayaa ku deegday afar milyan oo dollar oo gargaar deg deg loogu fidinayo dadka.
  • Dadka ayaa guro ka samaysanaya burburkii ka haray guryaha iyagoo ku go'doonsan meelaha ay dabayluhu saameeyeen.
  • Waxaa wada go'ay isgaarsiintii iyo korantadii, madaxweynaha Filibiin ayaa sheegay in muhiimada ay tahay in la soo celiyo korontada iyo isgaarsiinta.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.