Qarax ka dhacay Masar

  • 19 Oktoobar 2013

Gaari ayaa lagu qarxiyay meel u dhow dhismaha sirdoonka milatariga Masar ee magaalada Cismaaciliya.

Masuuliyiinta ammaanka ayaa sheegay in ugu yaraan afar askari ay dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa wuxuu burburiyay dhismaha sirdoonka qayb, wuxuuna dab qabadsiiyay gaari taalay meel u dhow kanaalka Suez.

Gaari kale oo aan qarxin ayaa ciidamada ay ka heleen goobta