Ogeysiis BBC Mobile

  • 9 Agoosto 2013

Dhageystayasha bbc laanta af soomaaliga ee nagu dhageysta telefoonka moobaylka ah ee dalka mareykanka waxaan ogeysiineynaa in lambarkii telefoonka mobilka ee aad nagu dhageysan jirteen la bedelay.

Hadda iyo wixii ka dambeeya telefoonka cusub ee aad nagu dhageysan kartaan waa + 712-oo ah furaha marka aad joogto mareykanka gudihiisa iyo lambarka oo ah 432 2888.

Haddii aad debadda joogtana, waxad ku geli kartaa furaha caadiga ah ee lagu galo Maraykan oo ah 001, ka bacdina lamabarka kor ku xusan.

Mahadsanidin