BBC navigation

Ra'iisalwasaaraha oo ka hadlay Kismaayo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 26 Mey, 2013, 18:47 GMT 21:47 SGA

Media Player

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka hadlay xaalada Kismaayo iyadoo wali aan la xalin maamulka gobolada.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Raiisalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon

Raiisalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon.

Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, oo wareysi gaar ah siiyay BBCda ayaa waxaa uu sheegay in maamulada looga dhawaaqay Kismaayo ay yihiin kuwa aan waafaqsaneyn dastuurka Soomaaliya isla markaana aney aqoonsan doonin xukuumadiisa.

Waxaa uu sheegay inay xukuumadda gacan ka siin doonto shacabka gobolka sidii ay u yeelan lahaayeen maamul loo wada dhan yahay, taas oo dowladda federaalka ay gar wadeen ka noqon doonto.

Wariyaha BBCda ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Macalimuu oo wareystay Ra'iisalwasaaraha ayaa ugu horeyn weydiiyay xilligan waxa uu yahay mowqifka xukuumadda ee gobollada Jubooyinka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.