Xiritaanka Adebolajo oo la xaqiijiyay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 26 Mey, 2013, 13:18 GMT 16:18 SGA
Micael Adebolajo

Micael Adebolajo wuxuu ahaan jiray Kiristaan.

Dowladda Britain iyo Kenya ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah nimanka Britishka ee lagu eedeynayo inuu ku dilay askari London, in lagu xiray Kenya laba sanno ka hor.

Madaxa ka hortaga argagixisada ee Kenya Boniface Mwaniki, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Associated Press in Michael Adebolajo la xiray November 2010, kadib markii looga shakiyay inuu qorshaynaayay inuu ka dhinac dagaalamo Alshabaab.

Lix qof ayaa hadda la xiray Britain iyadoo lala xiriirinayo dhimashada askari lagu dilay London toddobaadkii hore.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.