Imran Khan oo dil ku eedeeyay MQM

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Mey, 2013, 10:39 GMT 13:39 SGA
Zahra Shahid Xuseen

Zahra Shahid Xuseen ayaa lagu dilay gurigeeda hortiisa.

Hogaamiyaha xisbiga PTI ee Pakistan Imran Khan, ayaa ku tilmaamay dilka Zahra Shahid Xuseen oo ahayd gudoomiye ku xigeen fal argagixiso.

Zahra Shahid Xuseen, ayaa lagu dilay Karachi saacado kahor inta aysan dhicin doorasho labaad oo lagu celinayo deegaanada Karachi kadib markii lagu murmay tii hore.

Imran Khan ayaa ku eedeeyay dilka xisbiga MQM oo beeniyay eedaynta. Imran Khan ayaa sidoo kale ku eedeeyay hogaamiyaha MQM Altaf Xuseen, inuu ugu hanjabay shaqaalaha xisbiga warfaafinta.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.