BBC navigation

Magaalada Burco oo hadda deggan

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Mey, 2013, 13:00 GMT 16:00 SGA

Magaalada Burco

Magaalada Burco ayaa deggan kadib markii maanta ay ka dhaceen banaanbaxyo rabashado isku beddelay, oo hal qof uu ku dhintay mid kalena uu ku dhaawacmay.

Rabshada ayaa ka bilowday cabasho ka timid gaadiidleyda iska rogayaasha ah ee magaalada qaarkood.

Magaaalada ayaa muddo saacado ah jahawareer uu ka taagnaa.

Sida uu ku warramayo weriye BBC ka tirsan oo jooga magaalada waxaa waxyeello loo geystay goobaha ganacsiga iyo baabuur ay lahaayeen dad rayid ah.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.