Odinga oo dacwad keenay maxkamada

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 Maarso, 2013, 12:24 GMT 15:24 SGA
Doorashadii Kenya

Doorashadii Kenya

Boliiska Kenya, ayaa magaalada Nairobi ku kala eryay gaaska ilmada dadka ka keena boqolaal qof oo ah taageerayaasha Raiisalwasaare Raila Odinga.

Dadka ayaa isugu yimid maxkamada sare horteeda, ka hor intuusan iman qareenka Raila Odinga ee dacwada racfaanka ee natiijada doorashada keenayay maxkamada.

Raiisalwasaaraha Raila Odinga, ayaa ku eedeeyay Uhuru Kenyatta musuqmaasuq.

Uhuru Kenyatta ayaa waxaa sugaysa dacwad ay qaadayso Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada, iyadoo loo haysto eedeymo la xiriira dagaalkii ka dhashay doorashadii 2007da. Dagaalkaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan kun qof.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.