Burcad soo daysay Markab

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 Maarso, 2013, 17:36 GMT 20:36 SGA
Burcad baddeed

Xeebta Soomaaliya

Burcad baddeedda Soomaaliya ayaa sii daysay markab ay afduubeen hal sano ka hor. Burcada ayaa sheegtay inay ka tageen markabka Royal Grace kadib markii ay heleen lacag madaxfurasho.

Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaalama burcada ayaa sheegay in makabyadooda ilaalinaya badaha ay siiyeen cunto, biyo iyo daawooyin shaqaalaha markabka. Lama hubo cida lacagta bixisay, laakiin sida caadada ah waxaa bixiya shirkadaha caymiska ee uu markabka caymiska ka haysto.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.