Go'aanka maxkamada gabar iyo wariye

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Maarso, 2013, 11:40 GMT 14:40 SGA
Cabdi Casiis Cabdinur Ibraahin

Cabdi Casiis Cabdinur Ibraahin ayaa xukunkiisa laga dhigay lix bilood oo la yareeyay.

Maxkamada Racfaanka ee Muqdisho ayaa go'aan ku gaartay in xabsiga laga sii daayo gabar lagu xukumay hal sano, kadib markii ay u sheegaty wariye ina askarta dowladda ay xoogeen.

Maxkamadda ayaa amartay in gabadha xabsiga laga sii daayo, halka wariyaha gabadha la xiran xabsigiisa la yareeyay oo laga dhigay lix bilood. Wariyaha ayaa loo haystaa inuu wax u dhimay hayadaha dowladda ayuu sheegay qareenka maxkamadda Xasan Maxamed Cali.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.