Waraysi Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Febraayo, 2013, 12:02 GMT 15:02 SGA

Media Player

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Waxaa shir jaraa'id maanta ku qabtay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Waxaan uu faahfaahin kaga bixiyay socdaal uu ku soo maray dalalka Itoobiya iyo Kenya.

Gudoomiyaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari.

Gudomiyaha ayaa la kulmay Baarlamaanka Federaalka ee Itoobiya iyo siday labada Baarlamaan ay iskula shaqayn lahaayeen iyo nabadaynta gobolka. Waxaa Gudoomiayaha martiqaaday Madaxweynaha iyo Baarlamaanka gobolka Soomaalida Itoobiya. Gudoomiyaha wuxuu booqday Jigjiga, Wuxuu BBC u sheegay in aan la iska indho tiri karin dowlad goboleedka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo dhan Soomaali kala barkeeda. Jawaari ayaa sheegay in Baarlamaankoodu uu daneynayo in ay booqdaan meel kasta oo ay ku nool yihiin muwaadiniinta Soomaaliya hadii lagu casuumo xitaa ay tahay Timbukto iyo meel kalaba. Waxaa wareystay wariyaha BBCda ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Macalimuu.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.