BBC navigation

Saddex Dhaqaatiir oo lagu dilay Nigeria

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 Febraayo, 2013, 14:13 GMT 17:13 SGA
Nigeria

Saddex dhaqaatiir oo u dhashay dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu dilay Nigeria. Dhaqaatiirta ayaa lagu weeraray gurigooda magaalada Potiskum halkaas oo ay ka shaqaynayeen isbitaalka guud.

Hal dhaqtar ayaa madaxa laga gooyay, labada kalena waa la qalay.

Ilaa hadda qofna ma sheegan inay ka danbeeyeen dilka, laakiin kooxda Boko Xaraam ayaa dishay boqolaal qof waqooyiga Nigeria afartii sano ee ugu danbaysay.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.