UCID oo ka hadashay aqoonsiga Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Janaayo, 2013, 18:37 GMT 21:37 SGA

Media Player

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa go'aanka dowladda Mareykanka ku aqoonsatay dowladda Soomaaliya ku sheegay mid jug weyn ku ah Somaliland.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Doorashada deegaanka

Doorashada deegaanada Somaliland oo dhawaan dhacday

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ayaa go'aanka dowladda Mareykanka ku aqoonsatay dowladda Soomaaliya ku sheegay mid jug weyn ku ah Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe waxa uu cambaareeyay dowladda Madaxweyne Siilaanyo inay arrintaas masuuliyadeeda iyadu leedahay oo ay ka gaabisay, wax-ka qabadka siyaasadda arrimaha dibedda.

Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay in ay shir isugu yeeri doonaan isla markaana la taagan yahay, sida uu hadalka u yiri, sidii loo badbaadin lahaa Somaliland.

Farxaan Maxamed Jimcaaale oo wareystay Faysal oo jooga dalka Finland ayaa waxa uu weydiiyay sida ay go'aanka dowladda Mareykanka u arkaan.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.