Soomaalida Kenya oo ku laabanaya dalkooda

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 December, 2012, 21:03 GMT 00:03 SGA

Media Player

Tan iyo markii ay Kenya soo saartay amarka ah in qaxootiga iyo dadka magangalyada doonka ee Soomalida ah ay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga, waxaa kordhay dadka ku laabanaya Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Boliiska Kenya

Boliiska Kenya

Tan iyo markii ay Kenya soo saartay amarka ah in qaxootiga iyo dadka magangalayada doonka ee Soomalida ah ay dib ugu laabtaan xeryaha qaxootiga ee dhabaab oo ay isga tagaan magaalooyinka waaweyn, waxaa sara u kacday tirada dadka dib ugu laabanaya Soomaliya iyo waddamada kale ee kenya deriska la ah sida Uganda.

Dadka qaar ayaa isku daya in ay diyaarado ku safraan halka qaar kalana ay racaan baabuuro.

Xaafadda eastleigh oo ay dadkaan ka baxaan waxaa booqday warbixintana inooga diyaariyey Abdifitah Ibarhim Cagayare.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.