BBC navigation

Qarax ka dhacay Kenya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 December, 2012, 19:34 GMT 22:34 SGA

Wararka ka imaanaya Kenya ayaa sheegaya in xaafada Eastleigh ee Nairobi uu ka dhacay qarax wayn.

Xaafada Eastleigh ayaa dadka ugu badan ee dagan ay yihiin Soomaali.

Afhayeenka Boliiska Kenya Moses Nyakwama, wuxuu sheegay inuusan ogayn ilaa hadda qasaaraha iyo sida uu qaraxa u dhacay.

Wararka la xiriira

Afrika

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.