BBC navigation

Miisaaniyadda Somaliland

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 12 Novermber, 2012, 17:02 GMT 20:02 SGA

Media Player

Somaliland waxa ay sheegtay in markii ugu horreysay ciidamadeeda ay lebisan doonaan derejo, isla markaana ay qaadan doono mushaharka derajada sida ay dhigeyso miisaaniyadda sanadka 2013.

Ciidanka Somaliland hadda kadib waxa la siin doonaa mushaar ku saleysan derajadooda.

Somaliland waxa ay sheegtay in markii ugu horreysay ciidamadeeda ay lebisan doonaan derejo, isla markaana ay sarkaal iyo askari kastaa ku qaadan doono mushaharka derajadiisa.

Ciidanka Somaliland ayaan darajo isticmaalin, isla markaana hadda qaata mushaar isku mid ah, marka laga reebo saraakiisha sarsare.

Qorshahan ayaa waxa lagu soo bandhigay dakhliga miisaaniyadda sanadka soo socda ee 2013.

Haddaba waxyaabihii u qabsoomay iyo waxa ay xoogga saarayaan ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige uu ka wareystay, Cabdicasiis Maxamed Samaale Wasiirka maaliyadda.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.