BBC navigation

Muslimiinta oo isu diyaarinaya Xajka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Oktoobar, 2012, 10:54 GMT 13:54 SGA

Ciidamada dalka Sacuudiga ayaa xoojiyay ammaanka Xajka

Dadka muslimiinta ayaa isu diyaarinaya munaasabadda Barakeysan ee Xajka oo sanad walba lagu qabto waddanka Saudi Arabia ee dhulka Barakeysan.

Xujeyda ayaa ka baxaya agaalada Maka iyaga oo u socda Magaalada Mina halkaasi oo ay ku nasan doonaan caawa kuna dukan doonaan.

Khamiista berri ah waxa ay tagayaan buurta Carafo.

In ka badan hal milyan iyo bar qof oo muslim ah ayaa xajka inay gutaan u jooga Sacuudi Carabiya

Masuuliyiinta dalka Sacuudiga ayaa sheegay in degenaansho la'aanta ka jirta gobolka aanay saameyn doonin gudashada waajibaadka Xajka.

Waxaa la dhigay ciidamo ammaanka ilaaliya meel walba oo lagu gudanayo waajibaadka Xajka.

Haddaba goo dhaweyd ayaa la xiriiray oo aan wareystay qaar ka mid ah xujeyda Soomaalida ee sanadakan gudaneysa waajibaadka Xajka

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.