BBC navigation

Waraysi taliyaha ciidamada Djibouti Cismaan Dubad

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 21 Oktoobar, 2012, 14:22 GMT 17:22 SGA

Media Player

Taliyaha ciidamada Djibouti ee kusugan Beledweyne ayaan ka waraysanay kulan dhinaca ammaanka ee ay la yeesheen odoyaasha deegaanka.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Cismaan Dubad, Taliyaha ciidamada Djibouti ee kusugan Beledweyne ayaan ka waraysanay kulan ay la yeesheen odoyaasha deegaanka oo ku saabsan sidii loo dugi lahaa ammaanka magaalada iyo gobolka.

Dhinaca kale qarax ka dhacay magaalada ayaa dhaawacay ugu yaraan lix qof.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.