Tababarka Booliiska ee Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Oktoobar, 2012, 15:50 GMT 18:50 SGA

Media Player

Midowga Africa, ayaa tababar la xiriira dambi-baarista uga furay ciidamo booliis ah Magaalada Muqdisho. Waa kii ugu horeeyay tababar noociisa ah muddo dheer.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Midowga Africa, ayaa maanta tababar la xiriira dambi-baarista uga furay ciidamo booliis ah Magaalada Muqdisho

Tababarkan oo ku saabsan sida loo sameeyo baarista danbiyada ayaa waxa uu socon doonaa mudo toban maalmood ah waxaana casharo ka bixinaya khubaro ka socota booliska midowga afrika.

Haddaba wariyaha BBCda Ibrahim Mohamed Aden ayaa ka waraystay tababarkan Taliyaha hogaanka qorshaha iyo tababarada ciidanka booliska soomaaliya Genaral Maxamed Wardheere Kulane.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.