BBC navigation

Sugidda amniga Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 Oktoobar, 2012, 11:42 GMT 14:42 SGA

Media Player

Si loo joojiyo weerarada mustaqbalka ee caasimadda Muqdisho, ayaa ciidamada Soomaalida iyo kuwa midowga Africa ay bilaabeen olole ay guyahana hub kaga baarayaan, isla markaana ku xirxirayaan xubanaha koox al-Shabab ee al-Qaacidda xiriirka la leh.

Daawomp4

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Si loo joojiyo weerarada mustaqbalka ee caasimadda Muqdisho, ayaa ciidamada Soomaalida iyo kuwa midowga Africa ay bilaabeen olole ay guyahana hub kaga baarayaan, isla markaana ku xirxirayaan xubanaha koox al-Shabab ee al-Qaacidda xiriirka la leh.

Saraakiisha amniga eek u jira howlgalkan ayaa kaga digay milkiilayaasha guryaha in aysan cidna ka kiraynin guryahooda iyagoo aan soo wargalin ciidamada amniga.

Warbixintan waxaa ka soo diray weriyaha BBC ee qaybta Carabiga Cali Xalane.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.