BBC navigation

Ciidan loo diyaarinayo Mali

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Oktoobar, 2012, 15:29 GMT 18:29 SGA
Islaamiyiinta Mali ayaa doonaya inay soo rogaan xukun Islaami ah oo adag

Islaamiyiinta Mali ayaa doonaya inay soo rogaan xukun Islaami ah oo adag.

Waddamada Galbeedka Afrika ayaa isku diyaarinaya inay dhameeyaan qorshe milatari oo looga saarayo Islaamiyiinta qabsaday waqooyiga Mali horaantii sanadkan.

Golaha Amaaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka cosaday waddamada galbeedka Afrika inay keenaan qorshahooda milatari afartan iyo shan maalmood gudahooda, laakiin ilaa hadda wadamo yar ayaa sheegay inay ciidamo keenayaan.

Toddobaadkan dhamaadkiisa ayaa waxaa Mali ku kulmi doona Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika iyo wakiilada galbeedka Afrika si ay u dajiyaan Istaraajiyad milatari.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.