BBC navigation

Wakiilka Xoghayaha QM ee Soomaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Oktoobar, 2012, 05:31 GMT 08:31 SGA

Media Player

Ergayga gaarka ee QM, Augustine Mahiga ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Nairobi waxaa uu uga hadlay waxyaabihii u qabsoomay Soomaaliya iyo waxa laga filan karo madaxweynaha.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Ergayga gaarka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Augustine Mahiga ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi waxa uu uga hadlay waxyaabihii u qabsoomay Soomaaliya, waxa laga filan karo madaxweynaha cusub iyo sida ugu wanaagsan ee looga bixi karo dhibaatada dalka ragaadisay.

Golaha ammaanka ayaa lagu wadaa inay kulmaan 16-ka bishan si ay uga wada xaajoodaan qorshe ah sidii lagu dajin lahaa oo dib u dhis loogu sameyn lahaa Soomaaliya.

Waxaa shirkaa jaraa'id tagay oo warbixintan inooga diyaariyay C/fitaax Ibraahim Cagayare.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.