Prof Said Samatar siduu u arkaa madaxda cusub

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 17 September, 2012, 05:03 GMT 08:03 SGA

Media Player

Pro. Said Samatar oo culuunta taariikhda iyo dhaqanka ka dhigaa jaamacad ku taala wadanka Maraykanka, siduu u arkaa madaxda cusub ee dalka Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxawayne Hassan Sheekh Maxaamuud shalay ayaa loo dhaariyay xilka madaxtinimada xaflad ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa uu dalka hogaamin doonaa afarta sano ee soo socota.

Hadaba, waxaa la is waydiinaya doorashada madaxwaynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka cusub waxaa macnaheedu yahay in Soomaaliya ay si dhab ah uga bixi doonto 21 sano oo aanay dalka ka jirin dowlad si buuxda dalka u xukumaysay?

Weriyaha BBC ee Washington, Maxamed Xaaji Xuseen, ayaa su'aashaas u bandhigay Pro. Said Samatar oo culuunta taariikhda iyo dhaqanka ka dhigaa jaamacad ku taala wadanka Maraykanka.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.