Muddaharaadyo ka dhacay Libya iyo Masar

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 12 September, 2012, 02:07 GMT 05:07 SGA
Egypt protest

Dad ka ashtakoonaya film Maraykan ah

Dowladda Maraykanka ayaa cambaareysay weerar lagu qaaday qunsuliyadda ay ku leedahay magaalada Benghazi ee dalka Libya, taasoo ay gubeen dad muddaharaadaya oo ka caraysan film Maraykanka lagu sameeyay oo ay sheegeen in lagu caayay Nabi Muxammad NNK ha ahaateen. Wararku waxay sheegayaan qof ka tirsanaa shaqaalaha Maraykanka ee safaaradda halkaas lagu dilay. Waqti sii horreeyay, boqollaal dad ah ayaa isugu soo baxay safaaradda Maraykanka ee magaalada Qaahira horteeda si ay uga ashtakoodaan film-ka Maraykanka lagu sameeyay oo la sheegay in lagu liidayo Nabi Muxammad nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaateen.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.