BBC navigation

Arday iyo xirfadlayaal ku howlan caawinta dadka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 9 September, 2012, 02:41 GMT 05:41 SGA

Media Player

Urur ay isugu tageen arday iyo xirfadlayaal ay ka mid yihiin dhaqaatiir iyo aqoonyahanno kale ayaa howlo ka bilaabay meelo kala duwan oo ka mid ah Soomaaliya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Urur ay isugu tageen arday iyo xirfadlayaal ay ka mid yihiin dhaqaatiir iyo aqoonyahanno kale ayaa howlo ka bilaabay meelo kala duwan oo ka mid ah Soomaaliya.

Waxaa ka mid ah arrimaha u qorshaysan in ay wax ka qabtaan dhinaca waxbarashada iyo caafimaadka.

Maxamed Ibraahim Macalimuu, ayaa ka waraystay Qaasim Maxamed Cali, oo ah guddoomiyaha ururkaas, oo dhowaan ka soo laabtay safar uu ku tagay Soomaaliya.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.