BBC navigation

Maraykanka iyo sida uu ula dhaqmo Soomaalida

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 7 September, 2012, 04:54 GMT 07:54 SGA

Media Player

Waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka, ayaa howlaha ay qaabilsan tahay waxaa ugu wayn howlaha nabadsugidda gudaha ee dalka Maraykanka oo dhan. Cabdirisaaq Faarax oo la shaqeeya ayaa ka waramaya.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Cabdirisaaq Faarax

Cabdirisaaq Faarax

Waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka, ayaa howlaha ay qaabilsan tahay waxaa ugu wayn howlaha nabadsugidda gudaha ee dalka Maraykanka oo dhan.

Cabdirisaaq Faarax wuxuu ka mid yahay la taliyayaasha hay'adda amniga gudaha Marayknaka.

Wuxuu iiga waramay howsha uu hadda u hayo waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka waxa ay tahay?

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.