bbc.co.uk navigation

Sheikh Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 5 Agoosto, 2012, 12:02 GMT 15:02 SGA
sheikh shariif

Madaxweyne Sheikh Shariif

Sheikh Shariif oo cadho kaga baxay shirkii saxiixayaasha Roadmap

Warar xog ogaal ah ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweynaha dowladda ku-meel-gaarka ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, uu si caro leh uga baxay shir ay ahayd inay fariistaan saxiixayssha qorshaha nabadda ee Soomaaliya ee loo yaqaan Roadmap.

Wararku waxay sheegayaan in kadib markii isaga iyo Ahlu suna ay shirka fariisteen, ay Ra'iisul-wasaare Cabdiweli, iyo Madaxweynaha Galmudug, Caalin, diideen inay shirka soo fariistaan taasoo dhalisay in Sheekh shariif uu si caro leh, u aado garoonka dayuuradaha Nairobi, una dhoofo magaalada Muqdisho.

BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.