bbc.co.uk navigation

Koffi Annan oo iscasilaya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Agoosto, 2012, 16:59 GMT 19:59 SGA
Dagaalka Syria

Dagaalka u dhaxeeya ciidamada Syria iyo mucaaradka

Wakiilka caalamiga ee Syria Kofi Annan, ayaa iska casililaya in uu Qaramada Midoobay iyo Jaamacada Carabta ugu qaabilsanaado arrimaha Syria.

Hadal uu ka jeediyay magaalada Geneva, waxa uu ku tilmaamay in xaaladda Syria oo isu baddalaysa mid milatari iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay wiiqeen howshii uu waday.

Waxaa uu sheegay in xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay faraha isku taagtaagayaan.

BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.