BBC navigation

Tobanka horyaal ee Afrika ee Olympic

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 19 Luulyo, 2012, 16:25 GMT 19:25 SGA

Tobanka horyaal ee Afrika ee Olympic

  • Reginald Walker oo u dhashay Koonfur Afrika ayuu ahaa qofkii ugu horreeyay ee ku guuleysta billaddii ugu horreysay ee 100m, ee ka dhacay London 1908.
  • Khadr El Touni (dhexda) oo u dhashay Masar ayaa ku guuleeystay billad dahab ah culeyska dhexe Cayaarihii Olympic ee Berlin 1936.
  • Abebe Bikila waxa uu ahaa Afrikan madow kii ugu horreeyay ee ku guuleeysta billad dahab ah Cayaarihii Olympic ee Rome 1960.
  • Kipchoge Keino oo u dhashay Kenya ayaa ku guuleesytay billad dahab ah 1500 mitir Cayaarihii Olympic Mexico 1968.
  • Nawal El Moutawakal oo u dhalatay Morooko ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Afrikaan iyo Muslim ah ee ku guuleeysata billad dahab ah Cayaarihii Olympic
  • Robert Wangila oo Kenyan ah ayaa isna ku guuleeystay billaddii ugu horeysay ee feerka ee qaaradda Afrika.
  • Derartu Tulu ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee Afrikan madow ah ee ku guuleeysata billad dahab ah 10,000 mitir Cayaarihii Olympic Barcelona 1992.
  • Penny Heyns oo u dhalatay Koonfur Afrika ayaa noqotay cayaartooygii ugu horreeyay kadib nidaamkii midab kala sooca ee ku guuleeysata billad dahab ah Cayaarihii Olympic Atlanta 1996.
  • Nigeria ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee dal Afrikaan ah ee ku guuleeysta koobka kubadda cagta ee Cayaarihii Olympic ee Atlanta 1996.
  • Haile Gebrselassie ayaa isna ku guuleeystay inuu daafaco billaddiisi 10,000 mitir cayaarihii Olympic ee Sydney 2000.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.