bbc.co.uk navigation

Shirka Soomaaliya ee Turkey ayaa furmay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 31 Mey, 2012, 09:50 GMT 12:50 SGA
Istanbul

Istanbul

Wakiilo ka kala socda konton iyo afar wadan ayaa ku kulmaya magaalada Istanbul si looga hadlo mustaqbalka Soomaaliya.

Hogaamiyayaasha adduunka, siyaasiyiin Soomaali, ganacsato Soomaali. Odoyaal dhaqameed ayaa isugu yimid si loo dhameeyo labaatan iyo kow sano dagaalka sokeeye ee Soomaaliya.

Turkey ayaa rajaynaysa inay horey u siiwado heshiiskii la gaaray shirkii Londondon ee Soomaaliya.

Waxaa laga hadli doonaa dib u dhiska dalka sida mashruucyo jidad iyo koronto.

BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.