bbc.co.uk navigation

Qarax ka dhacay Galkacyo

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Mey, 2012, 10:24 GMT 13:24 SGA

Magaalada Galkacyo ee bartmaha Soomaaliya ayaa qarax saakay ka dhacay ay ku dhinteen shan ruux, waxaana ku dhaawacmay kow iyo toban kale oo isugu jiray shaqaalaha dowladda hoose iyo taliyayaal boliis.

Qaraxa ayaa sida uu BBCda u sheegay duqa magaalada Galkacyo ee maamulka Puntland waxa jiray dagaal dhex maray labo nin oo qaraxa sitay iyo ciidamada. Dadka dhintay sida uu sheegay waxaa ku jira mid ka mid ah labadii nin ee weerarka fuliyay.

BBC © 2013 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.