BBC navigation

Cunaqabataynla saaray Syria

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Febraayo, 2012, 12:40 GMT 15:40 SGA
Dowladda ayaa sii wada weerarka ay ku hayso mucaaradka

Dowladda ayaa sii wada weerarka ay ku hayso mucaaradka

Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay cunaqabatayn dheeraad ah inay saaraan dowladda Syria ee dagaalka kula jirta mucaaradka ka soo horjeeda.

Lacagtii bangiga dhexe ee Syriya ayaa la xayiray, waxaana la mamnuucay toddobo masuuliyiin oo akle oo la shaqeeya Madaxweyne Assad.

Diyaaradaha xamuulka ee ka imaanaya Syria ee imaanaya Midowga Yurub ayaa la mamnuucay, waxaana la xadiday ganacsiga dahabka iyo birta ee Midowga Yurub uu la leeyahay Syria.

Midowga Yurub ayaa wuxuu horay cunaqabatayn saaray Shidaalka iyo hubka Syria.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.