Madaxweynaha Jarmalka, Christian Wulff ayaa is casilay.
Waxaa Madaxweynaha ku furnaa eedeyn la xriiirta lacago uu si aan munaasab ahayn u qaatay, ka hor intuusan xilka Madaxtinnimada qaban.
Mr. Wulff isagu waa beeniyay in wax khalad uu sameeyay.
Chancellorka Jarmalka, Angela Merkel, waxay baajisay booqasho ay maanta ku tegi lahayd Roma.