bbc.co.uk navigation

Barakac ka dhashay dagaalka Muqdisho

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 15 Febraayo, 2012, 12:47 GMT 15:47 SGA
Barakacayaal

Dadka ayaa ka barakacaaya duleedka Muqdisho

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo kaashanaya kuwa DKMG ee Somalia ayaa labadii maalmood ugu dambeeyey waxay weeraro ku hayeen goobaha ay ka taliso kooxda Al Shabab ee duleedka magaalada Muqdisho.

Arrintaasi waxay sababtay bara-kac balaaran. Dadka goobahaasi ku sugan ayaa horey ugu barakacay magaalada Muqdisho xilliyadii ay dagaaladu halkaasi ka socdeen.

Hada waxay u barakaceen dhanka Magaalada Balcad oo ay Muqdisho ka sii aadayaan.

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.