bbc.co.uk navigation

AMISOM oo is fidisay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Febraayo, 2012, 10:54 GMT 13:54 SGA
AMISOM

AMISOM

Dagaal ay qaadeen ciidamada Amisom oo wata taangiyo ayaa saakay weeraray laba goobood oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho.

AMISOM waxay sheegatay in ay gacanta ku dhiogtay laabada goobood oo ay ku tilmaameen in ay muhiim u yihiin ammaanka magaalada.

Labada goobood ayaa midina waxay ku taal meel ku dhow xaruntii ciidanka Asluubta. Midda kalena waxay ku dhow dahay xaafadda Dharkeyn ley.

Labada goobood waxaa hore ugu sugnaa ciidanka al Shabaab.

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.