bbc.co.uk navigation

Xaaladda Macluusha Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Febraayo, 2012, 13:06 GMT 16:06 SGA

Macluusha Soomaaliya waxaa ku dhintay dad badan

Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in macluul Soomaliya looga dhawaaqay bishii toddobaad ee sanadkii hore ay hadda dhammaatay.

Waxay sheegtay in xaaladda ay ka soo raysay kadib markii beeraha laga goostay dalag wanaagsan, iyo kadib markii hay'adaha caalamiga ay bixiyeen gar-gaar wax ku ool ah.

Hasa ahaatee, Madaxa qeybta gar-gaarka aadaninimo Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaliy, Mark Bowden, ayaa sheegay in la filayo in xaaladda ay xumaan karto bisha shanaad ee May.

Horey waxaa uu u sheegay in abaarta Soomaaliya ay dishay kumanaan qof tan iyo bishii July ee sanadkiii hore.

Wararka la xiriira

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.