Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Beledwayne ka jiray xiisad iyo meelaha qaar ammaan darro.
Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Magaalada Beledweyne
Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Beledwayne ka jiray xiisad iyo meelaha qaar ammaan darro.
Waxaa dhowaan lagu dilay nin ka mid dadka magaalada oo ciidamada Dooxada Shabeelle oo la socday ku Itoobiya lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen dilkiisa.
Waxaa magaalada ku sugan xildhibaanno sheegay in u joogaan magaalada Beledwayne si ay maamul ugu sameeyeen.
Hase yeeshee, Cabdifitaax Xassan Afrax ayaa ku adkaysanaya in uu yahay Madaxwaynaha maamul goboleedka Dooxaa Shabeelle .
Weriyaha BBC Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa telefoonka kula xiriiray Cabdifitaax oo jooga Beledweyne oo uu waydiiyay in uu ka warammo sida ay hadda tahay xaaladda magaalada
BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.
Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.