Boqol daawo ku dhimatay Pakistan

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 26 Janaayo, 2012, 12:42 GMT 15:42 SGA
Isbitaalka wadnaha ee Pakistan

Isbitaalka wadnaha ee Pakistan

In kabadan boqol qof ayaa ku dhintay magaalada Lahore ee Pakistan kadib markii ay qaateen daawo sumaysan ee wadnaha.

Dhaqaatiirta ayaa sheegay in laba boqol iyo kontan kale oo qof ay wali isbitaalka ku jiraan.

Dhimashada ayaa lagu xiriirinayaa daawooyin laga bixiyay isbitaal ay dowladda leedahay.

Milkiilayaasha saddex farmashiyo ee daawooyinka lagu iibiyo ayaa la xiray oo su'aalo la waydiinayaa.

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.