bbc.co.uk navigation

Hillary Clinton oo booqatay Burma

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 30 Novermber, 2011, 11:21 GMT 14:21 SGA

Hillary Clinton ayaa noqotay Xoghayihii Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ee ugu horreeyay ee booqda Burma muddo nus qarni ah.

Waxay ka degtay caasimadda Naypyidaw, si ay ula kulanto hoggaamiyaha cuusub ee Burma ee rayidka ah, laakiin militerigu taageersan yahay.

Waxay hubineysaa inta ay diyaar u yihiin in sii wadaan isbeddelka.

Waxayna la kulmeysaa siyaasiga Burma ee dimuqraaddiyad doonka ah, Aung San Suu Kii.

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.