
Muqdisho
Laba qarax oo ka dhacay Muqdisho maanta ayaa waxaa ku dhintay toban ruux.
In ka badan toban kale ayaa iyaguna ku dhaawacmay.
Qaraxa hore wuxuu ahaa weerar is-qarxin ah oo lala beegsaday militeriga.
Afar askari ayaa goobtii ku dhintay.
Qaraxa labaad waxaa uu ahaa bambaano ku qaraxday dad rayid ah. Lix ayaa halkaa ku dhintay.