5 Luulyo, 2011, 12:31 GMT 15:31 SGA

Sawirro dhibaatada abaarta

Sawirro qaxooti

  • Cabdifitaax Xassan oo 11 bil jira.
    Cabdifitaax Xassan, waa 11 bil jir waxaana haysa nafaqo la'aan daran. wuxuu ku jiraa xeryaha Dhadhaab.
  • Suban oo haysa caruur ay ayeeyo u tahay.
    Suban oo 60 jir ah, waxay haysaa caruur ay ayeey u tahay oo nafaqo la'aan hayso.
  • Cali Xaafow iyo caruurtiisa.
    Cali Xaafow oo dusha ku sida laba ka mid ah 6 caruur ah oo uu dhalay. 8 beri ayay ka soo lugaynayeen gurigooda Saakoow ilaa xarunta quudinta Dhadhaab ay ka yimaadaan.
  • Hooyooyin iyo carruur
    Hooyooyin iyo Caruur Soomaaliyeed oo ku sugan dibedda xarunta quudinta ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab.
  • Qoysas iyo caruur
    Qoysas iyo carruur Soomaaliyeed oo ku sugan dibedda xarunta quudinta ee xeryaha qaxootiga Dhadhaab.
  • Laba dumar ah
    Laba Dumar Soomaaliyeed oo lugaynaya dibedda xeryaha qaxootiga, iyagoo caruurtooda dhabarka ku sida.
  • Nin Soomaali ah iyo caruurtiisa.
    Nin Soomaali ah iyo caruurtiisa oo daal la fariistay dibedda xarunta quudinta muddo dheer oo uu soo lugaynayay kadib.
  • Nin Soomaali ah iyo caruurtiisa.
    Nin Soomaali ah iyo caruurtiisa oo daal la fariistay dibedda xarunta quudinta muddo dheer oo uu soo lugaynayay kadib.
  • Dumar iyo caruur
    Caruur iyo dumar Soomaaliyeed oo saf ugu jira quudin xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo lagu tilmaamo xeryaha ugu wayn ee qaxooti ee adduunka.
  • Qaxooti Soomaaliyeed.
    Soomaali ka soo carartay abaarta iyo dagaalada oo saf ugu jira cunto xeryaha qaxootiga Dhadhaab.
  • Ilmo quudin
    Ilmo yar oo Soomaali ah oo ku sugan xarun quudin oo ku taalla xerada Dhagaxleey ee Dhadhaab. Kun iyo Sadex boqol caruur ah ayaa maalin walba gaarta xeryaha sida Save the Children ay sheegtay dhowaan.

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.