2 September, 2010, 18:34 GMT 21:34 SGA

Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Ciidan ka tirsanaa dowladda ku meel gaarka ayaa la sheegay inay ka goosteen, una galeen dhaqdhaqaaqa Al Shabaab ee gobollada Bay iyo Bakool.

Ciidanka baxsaday waxaa wata nin la yiraa Mayow Cabdi Maxamuud oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada DKMG ah ee gobollada Bay iyo Bakool, waxaa uu dorraad isaga oo wata gaadiid dagaal iyo rag hubeysan u soo galay maamulka Alshabaab ee Bay iyo Bakool, waxaana galabta isaga oo ku sugan Baydhabo khadka teleefoonka kula xiriiray weriyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Ibrahim Muxcallimu, waxaana uu marka hore weydiiyay waxa ka jira inuu ka soo wareegay ciidmada DKMG oo uu hadda la joogo Alshabaab.

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012

BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.