BBC navigation

Argagixiso

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 16 June, 2014, 14:45 GMT 17:45 SGA
  • Ugu yaraan afartan qof ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay Reyhanli oo ku taala xuduuda Turki iyo Suuriya.

    11 Mey 2013

  • Soomaaliya waxaa lagu dilay ilaa 3,000 askari oo ka tirsan ciidamada nabad-ilaalinta midowga Africa tan iyo sanadkii 2007,sidaas waxaa sheegay ku xigeenka xog guud ee UN Jan Eliasson.

    10 Mey 2013

  • Daawo sawirro ku saabsan shirka London.

    7 Mey 2013

  • Saraakiil ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in ku xigeenka garyaqaanka guud ee dalka lagu dilay magaalada Muqdisho. Axmed Sheekh Nuur Maalin ayaa waxa toogtay saddex nin oo wejiyada soo qarsaday xilli uu ka soo baxay masaajid ku yaal bartamaha Muqdisho.

    26 Abriil 2013

  • Dagaal u dhaxeeyay ciidanka militeriga iyo kooxaha Islaamiyiinta oo ka dhacay waqooyiga dalka Nigeria ayaa lagu soo warramay inay ku dhinteen ugu yaraan 185 iyo inay ku burbureen laba kun oo guri.

    22 Abriil 2013

  • Labo qarax oo xoog badan oo ka dhacay halka uu ku dhammaado orodka dheer ee Marathon-ka ee magaalada Boston ayaa waxaa ku dhintay saddex qof waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100 qof.

    16 Abriil 2013

  • Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii ka dhacay magaalada Muqdisho axaddii oo ay sheegeen inay ku dhinteen 34.

    16 Abriil 2013

  • Wasiirka dowladda Britian u qaabilsan qaaradda Afrika Mark Simmonds ayaa kulan la yeeshay Soomaalida UK si uu wax uga ogaado aragtidooda ku wajahan shirka Soomaalida ee London ee la qaban doono bisha May.

    26 Maarso 2013

  • Xubin sare oo culimada Suuriya ee aad ka u taageersanaa Madaxweyne Bashar al-Asad ayaa lagu dilay qarax bam oo ka dhacay masaajid ku yaal Dimishiq. Masuuliyiinta Suuriya ayaa sheegay in qof bam isku soo xiray uu dilay Sheekh Maxamed al-Bouti.

    22 Maarso 2013

  • Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa lagu soo warramayaa in dadweynihii ka qaxeen ka dib markii al-Shabaab soo gashay. Ciidan Itoobiya iyo kuwo dowladda Soomaaliya oo muddo hal sano ah joogay ayaa la sheegay inay isaga baxeen magaalada.

    17 Maarso 2013

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.